Sheekh Mustafe

Sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun waa sheekh caan ah oo umada soomaaliyeed oo dhami ay jecel yihiin muxaadarooyinkiisana ay dhagaystaan waa wacdiye dadka u sheega wanaaga diinta islaamka | Muxaadarooyin cusub sheekh mustafe |Sheekh mustafe 2017 | tafsiirka,Nolosha,Fikirka,Diinta islaamka,Quraanka,culimada,soomaaliya

Menu
  • Hoyga
  • Cilmiga
  • Mustaqbalka
  • Fahamka Nolosha
  • About
  • Contact us
  • Tijaabi Nasiibkaaga
Dhalinyarada Dadka is dila - sheekh mustafe ayaa ka waramaaya

Dadka is dila - sheekh mustafe ayaa ka waramaaya

Sheekh Mustafe X, Ismaciil Haaruun 
Dadka isdila ee naftooda dila wadanka maraykanka

Sheekh mustafe Ayaa wuxuu ka waramaaya qiso yaab leh wiil dhalinyaro ah oo maraykan ah oo rabay inuu is dilo ka dib markuu dhamaystay jaamacadii isagoo rabay inuu iska tuuro biriijka idiin muuqda balse si lama filaan ah illaahay u tusay wado rajo iyo nolol ay taalo oo sidaas ku islaamay ,

Hadaba linkigan hoose guji si aad u dhagaysato qisada oo kooban oo soconaysa 5 daqiiqo oo kaliya ::

Wadanka maraykanka dad badan ayaa naftooda dila
2 Comments
Dhalinyarada
  • Tweet
  • Share
  • Share
  • Share
  • Share

About Sheekh Mustafe

Asc walaal, fadlan sii faafi odhaahyada iyo xikmadaha sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun illaahay dartii ayuu inoo wacdiyaa inagana illaahay ha inaga yeelo kuwii hanuunsan ee gacantooda dad kale illaahay ku soo hanuuniyo, fadlan aragtidaadana hoos ku cabir/kuqor.

Related Posts

2 comments

avatar
Reply
Anonymous delete March 24, 2017 at 11:41 PM

bridge kaas was kau filimaanta Ku matalaan

avatar
Reply
Unknown delete July 10, 2017 at 6:36 PM

:D

Contact Form

Name

Email *

Message *

Weekly Posts

  • Waxyaabahan iska ilaali diintu ma ogolee | Sheekh mustafe
    Waxyaabahan iska ilaali diintu ma ogolee | Sheekh mustafe
    Sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun Arimo aysan diinta islaamku ogolayn Diinteenu ma ogola inaynu kala tagno inaynu isdilno inay...
  • Halganka nolosha
    Halganka nolosha
    sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun
  • Janada goormaad galaysaa
    Janada goormaad galaysaa
    Janada goormaad galaysaa  inaad jannada gashaa waxaa kaaga hadhay intaad dhimanayso hadii aad illaahay raali geliso oo sunada nabi maxam...
  • Af soomaaliga waa af muslim | Sheekh mustafe
    Af soomaaliga waa af muslim | Sheekh mustafe
    Sheekh mustafe xaaji ismaacil haaruun | Af soomaaliga

Sumad

Fahamka Nolosha Mustaqbalka Wadanka Cilmiga
Copyright © 2014 Sheekh Mustafe All Right Reserved
Created by | Published By Sheekh Mustafe