Sheekh Mustafe

Sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun waa sheekh caan ah oo umada soomaaliyeed oo dhami ay jecel yihiin muxaadarooyinkiisana ay dhagaystaan waa wacdiye dadka u sheega wanaaga diinta islaamka | Muxaadarooyin cusub sheekh mustafe |Sheekh mustafe 2017 | tafsiirka,Nolosha,Fikirka,Diinta islaamka,Quraanka,culimada,soomaaliya

Menu
  • Hoyga
  • Cilmiga
  • Mustaqbalka
  • Fahamka Nolosha
  • About
  • Contact us
  • Tijaabi Nasiibkaaga
Caalamka Dhalinyarada Caqligaaga 10 dollar yaan lagu iibsan | Sheekh Mustafe

Caqligaaga 10 dollar yaan lagu iibsan | Sheekh Mustafe

Si aad u soo dhagaysato siminaarka iyo ngo-yadu waxay wadaan waxaa lagu siinaayaa toban dollar oo lacag ah , taas ogsoonoow caqligaaga ayaa lagu iibsaday 10-kaas dollar.
sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun
Sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun


Ujeedada ka dambeysa siminaarka

Tobankaas dollar bilaash maaha'e waa toban wax laguugu sheegaayo oo afkaar iyo dano lagaa dhaadhacsanaayo, dadkani waxay barteen sida afkaartooda ay u suuq-geyn lahaayeen
1 Comment
Caalamka, Dhalinyarada
  • Tweet
  • Share
  • Share
  • Share
  • Share

About Sheekh Mustafe

Asc walaal, fadlan sii faafi odhaahyada iyo xikmadaha sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun illaahay dartii ayuu inoo wacdiyaa inagana illaahay ha inaga yeelo kuwii hanuunsan ee gacantooda dad kale illaahay ku soo hanuuniyo, fadlan aragtidaadana hoos ku cabir/kuqor.

Related Posts

1 comments:

avatar
Reply
Anonymous delete March 22, 2017 at 2:30 AM

sheekh mustafe waa runtaa Lin wali waxaynu Ku hooks jirnaa guumaysigii waayo kuwii Ina guumaysan jiray ayaa walk casharo inoo dhigaayaa

Contact Form

Name

Email *

Message *

Weekly Posts

  • Waxyaabahan iska ilaali diintu ma ogolee | Sheekh mustafe
    Waxyaabahan iska ilaali diintu ma ogolee | Sheekh mustafe
    Sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun Arimo aysan diinta islaamku ogolayn Diinteenu ma ogola inaynu kala tagno inaynu isdilno inay...
  • Kama maarano waanada ( Wacdiga )
    Kama maarano waanada ( Wacdiga )
    Sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun
  • Halganka nolosha
    Halganka nolosha
    sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun
  • Janada goormaad galaysaa
    Janada goormaad galaysaa
    Janada goormaad galaysaa  inaad jannada gashaa waxaa kaaga hadhay intaad dhimanayso hadii aad illaahay raali geliso oo sunada nabi maxam...

Sumad

Fahamka Nolosha Mustaqbalka Wadanka Cilmiga
Copyright © 2014 Sheekh Mustafe All Right Reserved
Created by | Published By Sheekh Mustafe