Sheekh Mustafe

Sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun waa sheekh caan ah oo umada soomaaliyeed oo dhami ay jecel yihiin muxaadarooyinkiisana ay dhagaystaan waa wacdiye dadka u sheega wanaaga diinta islaamka | Muxaadarooyin cusub sheekh mustafe |Sheekh mustafe 2017 | tafsiirka,Nolosha,Fikirka,Diinta islaamka,Quraanka,culimada,soomaaliya

Menu
  • Hoyga
  • Cilmiga
  • Mustaqbalka
  • Fahamka Nolosha
  • About
  • Contact us
  • Tijaabi Nasiibkaaga
Fahamka Nolosha Suaasha Gool baa la dhaliyay

Suaasha Gool baa la dhaliyay

Sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun oo ka hadlaaya cayaaraha kubada cagta

Gool baa la dhaliyay


Sheekh  mustafe xaaji ismaaciil haaruun ayaa su'aashan waydiinaaya qofkasta caqligiisa gaar ahaan qof kasta oo soomaaliyeed oo luuqada soomaaliga fahmaayaa wuxuuna sheekhu dareensiinaayaa in wakhtiga oo la dayacaa ay tahay khasaare weyn oo bini aadamka soo gaadha.

Caqligaagu ha fikiro 


iyadoo sheekh mustafe ka hadlaayo arintan ayuu suaasha wuxuu u waydiinaayaa dad weynaha si ay u fekeraan oo waliba caqliga qofku iswaydiiyo arintan uu sheekhu ka hadlaayo , sheekh mustafe wuxuu yidhi sidan soo socota :- Gool baa la dhaliyay maxay noloshaada ku soo kordhisay
1 Comment
Fahamka Nolosha
  • Tweet
  • Share
  • Share
  • Share
  • Share

About Sheekh Mustafe

Asc walaal, fadlan sii faafi odhaahyada iyo xikmadaha sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun illaahay dartii ayuu inoo wacdiyaa inagana illaahay ha inaga yeelo kuwii hanuunsan ee gacantooda dad kale illaahay ku soo hanuuniyo, fadlan aragtidaadana hoos ku cabir/kuqor.

Related Posts

1 comments:

avatar
Reply
Amin Hussein delete May 16, 2020 at 7:32 AM

Asc dhammaan bahda website ka ee shekh mustafe xaji ismacil
Su'aasha hadaan ka jawaabo kolay noocyada badan ayaa looga jawaabayaa inta aragtay su'aasha aniga dhankayga good la dhaliyay nolosho waxba kuma darsanyo mana faa'iidayo wax waxtaraya ooy leedahay ma leh waa wax uun lagu caqli dilayo carabaha iyo Africa kuwaas oo reer galbeed u adeegsanayaa inay ka lumiyaan wakhtigooda kana faa'iidaan iyagu say ugu helaan maalaayiin lacag ah wblhi twfq Wsc

Contact Form

Name

Email *

Message *

Weekly Posts

  • Waxyaabahan iska ilaali diintu ma ogolee | Sheekh mustafe
    Waxyaabahan iska ilaali diintu ma ogolee | Sheekh mustafe
    Sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun Arimo aysan diinta islaamku ogolayn Diinteenu ma ogola inaynu kala tagno inaynu isdilno inay...
  • Kama maarano waanada ( Wacdiga )
    Kama maarano waanada ( Wacdiga )
    Sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun
  • Janada goormaad galaysaa
    Janada goormaad galaysaa
    Janada goormaad galaysaa  inaad jannada gashaa waxaa kaaga hadhay intaad dhimanayso hadii aad illaahay raali geliso oo sunada nabi maxam...
  • Dunida dadka isdila | Sheekh Mustafe
    Dunida dadka isdila | Sheekh Mustafe
    Sheekh mustafe oo ka hadlay reer galbeedka Dunida dadka isdila iyagaa ugu badan reer galbeed aaway barwaaqada ay sheegaayeen Sheek...

Sumad

Fahamka Nolosha Mustaqbalka Wadanka Cilmiga
Copyright © 2014 Sheekh Mustafe All Right Reserved
Created by | Published By Sheekh Mustafe